Hadda socda7 ilo · la cusboonaysiiyay

Puntland oo ka digtay safar Xasan Sheekh ku imanayo Galmudug

Puntland oo ka digtay safar Xasan Sheekh ku imanayo Galmudug

Puntland ayaa ka digtay safar la xiriira arrimo ciidan oo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu ku imanayo Galmudug, iyada oo

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
PP
Puntland Post
Puntland oo ka digtay safar Xasan Sheekh ku imanayo Galmudug
Puntland ayaa ka digtay safar la xiriira arrimo ciidan oo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu ku imanayo Galmudug, iyada oo
Ka akhri Puntland Post ↗
SM
Puntland oo heegan galisay ciidamadeeda kana digtay safarka Madaxweyne Xasan Sheekh ee Gaalkacyo
GAROOWE – Puntland ayaa sheegtay inay heegan gelisay ciidamadeeda, iyadoo ka digtay safar la sheegay inuu Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ku tagayo magaalada Gaalkacyo ee gobolka…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
SM
Puntland puts forces on alert over reported Hassan Sheikh visit to Galkayo
GAROWE — Somalia’s Puntland administration said Thursday it had placed its security forces on heightened alert and warned against a reported visit by President Hassan Sheikh Mohamud to Galkayo, a…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
WN
Wardheer News
Puntland Accuses Hassan Sheikh of Fueling Tensions in Galkayo, Places Security Forces on Alert
Garowe (WDN) — Puntland has issued a strongly worded warning accusing Somalia’s Federal Government and President Hassan Sheikh Mohamud of pursuing political and security moves that could destabilize…
Ka akhri Wardheer News ↗
HM
Horseed Media
Xiisad ka taagan Magaalada Galkacyo xilli uu booqanayo Madaxweyne Xasan Sheekh.
Dhaqdhaqaaqyo ciidan ayaa 24-kii saac ee la soo dhaafay laga dareemayaa Magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka…
Ka akhri Horseed Media ↗
SD
Somali Dispatch
Tensions Rise in Galkayo as Somali President’s Visit Triggers Security Dispute
GALKAYO (SD)— Tensions have increased in Galkayo following Somali President Hassan Sheikh Mohamud’s visit, with Puntland and Galmudug deploying additional security forces around the divided city amid…
Ka akhri Somali Dispatch ↗
G
Goobjoog
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Gaalkacyo
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Gaalkacyo, gaar ahaan dhanka koonfureed ee magaalada, kaddib socdaal dhulka ah oo uu ku marayay deegaanno ka tirsan Galmudug. Madaxweynaha ayaa la…
Ka akhri Goobjoog ↗
RG
Radio Galgaduud
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Farriin Muhiim ah u Diray Shacabka Galmudug
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka qayb galay munaasabad qado sharaf ah oo lagu maamuusay isaga iyo wafdigii uu hoggaaminayay intii ay ku…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay