HM
Horseed Media· 2 saac ka horGolaha Wakiillada Puntland oo Akhrinta Koowaad Mariyey Wax-ka-beddelka Xeerka Xisbiyada iyo Ururrada Siyaasadda.

Barlamaanka Puntland ayaa maanta akhrinta koowaad mariyey wax-ka-beddelka Xeerka Xisbiyada iyo Ururrada Siyaasadda ee Puntland, xilli…
Warka oo dhammaystiran ka akhri Horseed Media ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Horseed Media.