KT
Kaab TV
·

Xildhibaano sheegay inay ka badbaadeen isku-day dil oo Muqdisho ka dhacay, kuna eedeeyay dowladda shirqoollo siyaasadeed

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo sheegay inay ka badbaadeen isku-day dil ayaa faahfaahin ka bixiyay dhacdo ay sheegeen in lagu bartilmaameedsaday, iyagoo soo bandhigay…