KT
Wasiir Bashiir Goobe: “Doomo ayaa dhawaan lagu kala gudbi doonaa xaafadaha Muqdisho oo roobka Biya dhigeen”
Wasiirka Degaanka iyo isbadalka Cimilada ee Soomaaliya Bashiir Goobe ayaa ka digay xaalad halis ah oo ka dhalatay biyaha roobka ee ku fatahay qaar ka mid ah xaafadaha Muqdisho, isagoo sheegay in laba…
Ka akhri Kaab TV ↗