KT
Kaab TV
·

Dagaal aka socda Duleedka Buurhakaba,Hub culus oo la maqlayo

Dagaal ayaa la soo sheegayaa inuu ka socdo duleedka magaalada Buurhakaba ee gobolka Baay, iyadoo la maqlayo dhawaqa hub culus oo ay dadka deegaanka qaarkood sheegeen inuu ka dhacayo aaggaasi. Wararka…