DadkaMeelaha
G
Goobjoog
· 19 saac ka horSiyaasad

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo gaaray Dhuusamareeb, iyadoo Gaalkacyo dib looga furay bixinta kaararka codbixiyeyaasha

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, Cabdikariin Axmed Xasan, ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug, si uu u kormeero howlaha…

Warka oo dhammaystiran ka akhri Goobjoog
Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Goobjoog.