G
Goobjoog
· 1 maalin ka horAmni

Hoggaamiye ka Tirsan Al-Shabaab oo lagu Qabtay meel u dhow Xadka Kenya iyo Soomaaliya

Ciidamada Amniga Soomaaliya oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah ayaa howlgal qorsheysan oo ka dhacay agagaarka xadka ay wadaagaan Soomaaliya iyo Kenya waxay ku soo qabteen hoggaamiye sare oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab, halka sarkaalkaas la qabtay xilli ay socdeen howlgalada…

Warka oo dhammaystiran ka akhri Goobjoog
Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Goobjoog.