KT
Kaab TV
·

Hadallada Guddoomiye Jaamac iyo Xildhibaan Jeesow oo su’aalo ka keenay khilaafka Baarlamaanka Soomaaliya

Khilaafka siyaasadeed ee ka dhex jira mas’uuliyiinta iyo xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa mar kale dhaliyay dood la xiriirta xiriirka u dhexeeya Guddoomiyaha Golaha Shacabka, ee…