G
Goobjoog
· 3 saac ka horAmni

Isbeddelka Al-Shabaab: Ma Istaraatiijiyad Baa Mise Waa Lagu Qasbay? (Warbixinta Saldhig Institute)

Machadka cilmibaarista ee Saldhig Institute oo fadhigiisu yahay magaalada Muqdisho ayaa soo saaray warbixin cusub oo si weyn u falanqaynaysa isbeddellada dhanka istaraatiijiyadda, hawlgallada…

Warka oo dhammaystiran ka akhri Goobjoog
Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Goobjoog.