Dhulgariir Xooggan oo Ku Dhuftay Gobolka Khuzestan ee Dalka Iiraan
Dhulgariir xooggan oo cabirkiisa lagu qiyaasay 5.0 magnitude ayaa maanta ku dhuftay deegaanka Saland ee gobolka Khuzestan, oo ku yaalla koonfur-galbeed ee dalka Iiraan.
Warka oo dhammaystiran ka akhri Goobjoog ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Goobjoog.