G
Goobjoog· 2 maalmood ka horMaxay daarrantahay booqashada Taliyaha Ciidanka Dhulka Turkiga uu ku yimid Soomaaliya ?
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Turkiga, Jeneraal Metin Tokel, ayaa maanta oo Jimce ah booqasho rasmi ah ku yimid magaalada Muqdisho, halkaas oo uu kula kulmi doono saraakiisha ugu sarreysa ciidamada Soomaaliya si loo xoojiyo iskaashiga dhinaca difaaca iyo horumarinta awoodda ciid…
Warka oo dhammaystiran ka akhri Goobjoog ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Goobjoog.