RJ
Radio Jowhar
· 1 saac ka hor

Janan iyo ciidankiisa oo ku biiray Jubbaland iyo DF oo loogu adkaaday Gobolka Gedo

Taliyihii Nabad sugida ee Gobolka Gedo ugu magacownaa DF Cabdirashiid Janan ayaa saaka la sheegay inuu biiray maamulka Jubbaland, kadib wadahadalo maalmahan uu la lahaa madaxweynaha Jubbaland Axmed…