Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay 3 saac ka hor
Cabdirashiid Janan oo ciidamada ku sugan Beledxaawo u sheegay inay dhammaatay kala aragti duwanaantii Jubbaland.
Cabdirashiid Janan oo muddooyinkii dambe DFS ugu magacawnaa Taliyaha NISA ee gobolka Gedo ayaa xeradan UK…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidayHM
Cabdirashiid Janan oo ciidamada ku sugan Beledxaawo u sheegay inay dhammaatay kala aragti duwanaantii Jubbaland.
Cabdirashiid Janan oo muddooyinkii dambe DFS ugu magacawnaa Taliyaha NISA ee gobolka Gedo ayaa xeradan UK…
Ka akhri Horseed Media ↗PP
Janan oo sheegay in uu ku biiray Jubaland
Taliyihii NISA ee gobolka Gedo Cabdirashiid Janan ayaa maanta ku dhawaaqay in uu ku biiray Jubaland, kaddib wadahadallo muddo u socday
Ka akhri Puntland Post ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.