G
Goobjoog
· Adduunka

Shacabka magaalada Jalalaqsi oo si weyn ugu soo baxay doorashada Golaha Wakiillada iyo Golaha Deegaanka

Shacabka magaalada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa maanta si weyn ugu dareeray goobaha codbixinta, iyagoo ka qeyb qaadanaya doorashada xubnaha Golaha Wakiillada iyo Golaha Deegaanka ee Hirshabeelle.