G
Goobjoog
· 59 daqiiqo ka horSiyaasad

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Hambalyeeyay Ardayda Kaalmaha Hore ka Gashay Imtixaanka Qaranka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa si gaar ah ugu hambalyeeyay saddexda arday ee kaalmaha hore ka galay Imtixaanka Qaranka ee Dugsiyada Sare ee dalka.

Tebinta warbaahin kasta

G
Goobjoog59 daqiiqo ka hor
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Hambalyeeyay Ardayda Kaalmaha Hore ka Gashay Imtixaanka Qaranka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa si gaar ah ugu hambalyeeyay saddexda arday ee kaalmaha hore ka galay Imtixaanka Qaranka ee Dugsiyada Sare ee dalka.
Ka akhri Goobjoog
Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Goobjoog.