RJ
Radio Jowhar1 saac ka hor
Sheekh Shariif “Xasan Sheekh ayaa si toos ah mas’uul uga ah rabshadaha Gaalkacyo”
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa si kulul uga hadlay xaaladda amni ee magaalada Gaalkacyo, isagoo ku eedeeyay Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh…
Ka akhri Radio Jowhar ↗