KT
Beledweyne oo caawa wajahaysa xaalad amni oo xasaasi ah kaddib la wareegitaanka xerada Lamagalaay
Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa caawa ku jirta xaalad amni oo xasaasi ah, kaddib markii ciidamada Macawiisleyda ay maanta la wareegeen xerada Lamagalaay, oo ay ku yaallaan xarumo…
Ka akhri Kaab TV ↗