SM
Shabelle Media Network
· 2 saac ka horDhaqaale

Burcad-badeeda oo Markab ku afduubey xeebaha dalka Soomaaliya

Burcad-badeeda oo Markab ku afduubey xeebaha dalka Soomaaliya

MUQDISHO – Markab xamuul ah ayaa Isniintii lagu afduubtay meel ka baxsan xeebaha Soomaaliya, kaddib markii siddeed nin oo hubeysan ay fuuleen markabka, gacantana ku dhigeen, sida ay sheegtay Hay’adda…