RJ
Radio Jowhar
·

Askartii Soomaaliyeed ee ku xirnaa Itoobiya oo si nabad ah ku gaaray Ceel-Barde

Askartii Soomaaliyeed ee ku xirnaa dalka Itoobiya ayaa maanta si nabad ah ku soo gaaray degmada Ceel-Barde ee gobolka Bakool, halkaas oo ay si diirran ugu soo dhaweeyeen dadka deegaanka. Shacabka…