Iiraan oo sheegtay inay burburisay xarunta taliska milatariga Mareykanka ee dalka Urdun
Ciidanka Ilaalada Kacaanka Islaamiga ah ee Iiraan ayaa sheegay inay gantaallo ballistic ah ku weerareen saldhigga cirka ee Amiir Xasan (Prince Hassan Air Base) ee dalka Urdun, kaas oo ay ku tilmaantay saldhig ay leeyihiin ciidamada Mareykankau.
Warka oo dhammaystiran ka akhri Goobjoog ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Goobjoog.