KT
Kaab TV
· Ammaan

Booliiska Baydhabo oo Amar Cusub ka Soo Saaray Dhaqdhaqaaqa Mootooyinka Fekonta iyo Bajaajta

Booliiska magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa soo saaray amar la xiriira xakameynta dhaqdhaqaaqa gaadiidka qaarkood, gaar ahaan mootooyinka Fekonta iyo bajaajta, iyadoo la faray laamaha…