Dowladda Soomaaliya oo si adag uga hortimid magacaabista safiir Israa’iil ay sheegtay inuu ka hawlgeli doono Hargeysa

Dowladda Soomaaliya oo si adag uga hortimid magacaabista safiir Israa’iil ay sheegtay inuu ka hawlgeli doono Hargeysa

Muqdisho – Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay tallaabada ay Israa’iil ku sheegtay inay safiir u magacawday…