G
Goobjoog
· 1 saac ka hor

Dagaal Beeleed Ka dhacay Xaafadda Buula Bacley ee Gaalkacyo

Gaalkacyo: Dagaal u dhexeeya laba maleeshiyo beeleed ayaa ka dhacay xaafadda Buula Bacley ee magaalada Gaalkacyo, iyadoo xaalad cabsi leh ay ka jirto deegaankaasi. Dagaalka ayaa la sheegay inuu ka…