G
Goobjoog· 2 saac ka horCalanka Soomaaliya oo Hoos Loo Dhigay Baroor-diiqda Amiirkii Geeriyooday ee Qatar Awgeed
Calanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa hoos loo dhigay, iyadoo lagu muujinayo baroor-diiqda geerida Amiirkii Dowladda Qatar.
Warka oo dhammaystiran ka akhri Goobjoog ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Goobjoog.