SM
Shabelle Media Network
· Ammaan

Midowga Afrika iyo Midowga Yurub oo ka digay in caqabadaha maalgelinta AUSSOM ay halis geliyaan amniga Soomaaliya

Midowga Afrika iyo Midowga Yurub oo ka digay in caqabadaha maalgelinta AUSSOM ay halis geliyaan amniga Soomaaliya

ADDIS ABABA – Midowga Afrika iyo Midowga Yurub ayaa ka digay in caqabadaha dhaqaale iyo kuwa hawlgal ee wajahaya Howlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ay halis…