Iiraan oo Sheegatay inay gebi ahaanba burburisay nidaamka difaaca cirka ee saldhigyada Mareykanku ku leeyahay Baxreyn iyo Kuweyd
Ciidanka Ilaalada Kacaanka Islaamiga ah ee Iiraan ayaa ku dhawaaqay inay gebi ahaanba burburiyeen nidaamyada difaaca Patriot iyo bakhaarro shidaal ee ku yaalla saldhigyo Mareykanka ee dalalka Kuwait iyo Baxrayn.
Warka oo dhammaystiran ka akhri Goobjoog ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Goobjoog.