Weerarro ka dhacay Marinka Hormuz oo mugdi geliyay wada-hadallada nabadda ee Mareykanka iyo Iiraan
Weerarro lagu qaaday maraakiib ganacsi oo marayay Marinka Hormuz ayaa walaac cusub ku abuuray mustaqbalka wada-hadallada nabadeed ee u socda Mareykanka iyo Iiraan, iyadoo marinkan uu weli yahay qodobka ugu muranka badan ee labada dhinac.
Warka oo dhammaystiran ka akhri Goobjoog ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Goobjoog.