Yemen: Duqeymo Cirka Ah Oo Lagu Dilay Ugu Yaraan 22 Qof
Sanca, Yemen – Ugu yaraan 22 qof ayaa ku dhintay, halka 30 qof oo kalena ay ku dhaawacmeen duqeymo cirka ah oo Sabtidii lala beegsaday tuulada Al-Shariya, oo ku taalla meel u dhow caasimadda Yemen ee Sanca.