RJ
Radio Jowhar
· Ammaan

Ciidanka Xoogga Dalka oo dib ula wareegay deegaanka Hees ee gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Qaybta 27-aad, ayaa howlgallo amni ka wada gobolka Hiiraan, kaddib dagaallo culus oo shalay halkaasi ku dhexmaray ciidamada dowladda iyo maleeshiyaadka…