Hadda socda5 ilo · la cusboonaysiiyay

NISA oo Sheegtay in Howlgal Lagu Dilay Xubin Ka Tirsanaa Al-Shabaab

NISA oo Sheegtay in Howlgal Lagu Dilay Xubin Ka Tirsanaa Al-Shabaab

Muqdisho – Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa sheegay in howlgal qorsheysan oo habeenimadii Khamiista, 1-da Oktoobar 2026, ka dhacay…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
SM
NISA oo Sheegtay in Howlgal Lagu Dilay Xubin Ka Tirsanaa Al-Shabaab
Muqdisho – Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa sheegay in howlgal qorsheysan oo habeenimadii Khamiista, 1-da Oktoobar 2026, ka dhacay…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
SS
NISA: Former Al-Shabaab leader killed in operation in Jilib
The National Intelligence and Security Agency (NISA) of Somalia announced that a planned operation in Jilib district resulted in the killing of Bashir Ahmed Haji Nunow, whom it described as a former…
Ka akhri Somaliland Standard ↗
SM
Somalia says Al-Shabab Amniyat chief killed in NISA operation
MOGADISHU, Somalia — Somalia’s intelligence agency said a former head of al-Shabab’s Amniyat security wing was killed in a planned operation carried out with international partners in the southern…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
G
Goobjoog
Ciidanka Xoogga Dalka oo Howlgal ka dhan ah Al-Shabaab ka Sameeyay Tuulooyin hoos taga Deegaanka Caad
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, kuwa deegaanka iyo Maamulka Degmada Xarardheere ayaa howlgal qorsheysan oo ka dhan ah Al-Shabaab ka sameeyay tuulooyinka Jiracle iyo Hareeri Jimcaad, oo hoostaga…
Ka akhri Goobjoog ↗
KT
Kaab TV
Dagaal u Dhexeeya Ciidamada Dowladda iyo Al-Shabaab oo Ka Dhacay Hiiraan
Dagaal culus oo u dhexeeya ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Al-Shabaab ayaa saaka ka dhacay deegaannada Xaajigadafer iyo Hees oo hoos yimaada degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan, iyadoo…
Ka akhri Kaab TV ↗
KT
Kaab TV
Ciidanka Xoogga Dalka oo dib ula wareegay deegaanka Hees ee gobolka Hiiraan
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Qaybta 27-aad, ayaa howlgallo ciidan ka wada deegaanno ka tirsan gobolka Hiiraan, kaddib dagaallo shalay ka dhacay halkaasi, kuwaas oo la xiriiray…
Ka akhri Kaab TV ↗
G
Goobjoog
Garsoore Cumar Cartan oo la Sheegay inuu Dawladda Masar ka Dalbaday inuu Dhexdhexaadiyo Ciyaaraha Dalkaas
Garsooraha caanka ah ee Soomaaliyeed, Cumar Cartan, ayaa la sheegay in dowladda Masar uu ka codsaday inuu ka shaqeeyo garsoorka ciyaaraha dalkaas, isla markaana uu dego magaalada Qaahira.
Ka akhri Goobjoog ↗
RJ
Radio Jowhar
Ciidanka Xoogga Dalka oo dib ula wareegay deegaanka Hees ee gobolka Hiiraan
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Qaybta 27-aad, ayaa howlgallo amni ka wada gobolka Hiiraan, kaddib dagaallo culus oo shalay halkaasi ku dhexmaray ciidamada dowladda iyo maleeshiyaadka…
Ka akhri Radio Jowhar ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.