G
Goobjoog· 2 maalmood ka horMidowga Afrika oo ku baaqay in howlgalka AUSSOM lagu maalgeliyo dhaqaale ay xubnuhu ay bixiyaan
Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, Maxamuud Cali Yuusuf, ayaa ku baaqay in la dardargeliyo maalgelinta gudaha ee howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya, kadib markii Mareykanku uu ku dhawaaqay inuu joojinayo taageeradii saadka ee uu siin jiray howlgalka.
Warka oo dhammaystiran ka akhri Goobjoog ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Goobjoog.