G
Goobjoog
·

Dagaallada Yemen oo boqollaal qof kusoo riixay xeebaha Soomaaliya

Dagaallada ka socda dalka Yemen ayaa sababay barakac ballaaran, iyadoo boqollaal qof oo Yemen ka soo gudbaya ay gaareen xeebaha Soomaaliya, gaar ahaan deegaannada Puntland iyo Somaliland. Hay’adda Qaramada Midoobay…