G
Goobjoog· 2 saac ka horNinkii dilay taliyihii saldhigga Booliska Jarriiban oo saaka la toogtay
Waxaa saaka meel fagaare ah oo ku taalla degmada Jarriiban ee gobolka Mudug lagu fuliyay dil toogasho ah oo lagu qisaasay Ibraahim Axmed Kooshin, kaas oo lagu helay inuu habeen hore dilay taliyihii…
Warka oo dhammaystiran ka akhri Goobjoog ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Goobjoog.