KT
Kaab TV
· Ammaan

Bam-gacmeed lagu weeraray bar-koontarool ku taalla xaafadda Soona Key ee Muqdisho oo dhaawac sababay

Bam-gacmeed ayaa lagu weeraray bar-koontarool ay ku sugnaayeen ciidamada amniga ee xaafadda Soona Key (Sona-key), oo ka tirsan degmada Hodan ee magaalada Muqdisho, waxaana weerarka ku dhaawacmay laba…