G
Goobjoog· 2 saac ka horQaramada Midoobay oo ka digtay halis weyn oo soo wajahday nus milyan qof oo ku sugan magaalada El-Obeid ee Suudaan
Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Carruurta (UNICEF) ayaa ka digtay in ku dhowaad 500,000 oo rayid ah oo ku nool magaalada El-Obeid ay halis weyn ku jiraan, xilli gobolka Waqooyiga Kordofan ee Suudaan ay dagaallo culus weli ka socdaan.
Warka oo dhammaystiran ka akhri Goobjoog ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Goobjoog.