BS
BBC Somali
·

Sidee maxkamad ku taalla Gaalkacyo u xallisay kiiska wiil lagu muransanaa aabaha dhalay, maxaase DNA loo qaadi waayey

Sidee maxkamad ku taalla Gaalkacyo u xallisay kiiska wiil lagu muransanaa aabaha dhalay, maxaase DNA loo qaadi waayey

Sida ay sheegeen warbaahinta maxalliga ah, toddoba qof ayaa la dilay, 21 kalena way ku dhaawacmeen rabshado ka dhashay muranka u dhexeeyay labada qoys ee sheegashada ilmaha yar