KT
Kaab TV
·

Gaalkacyo:Cumlimada oo Xukun Ka Soo Saartay kiis Muddo Taagan

Guddi culimo ah oo gacanta ku hayay kiiska wiil lagu muransanaa ayaa maanta go’aan kama dambays ah ka soo saaray dacwadda oo maalmihii la soo dhaafay ka socotay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug.…