RG
Radio Galgaduud
· Dhaqaale

Soomaaliya iyo Ciraaq oo ka heshiinaya xoojinta ganacsiga iyo dhoofinta xoolaha nool

Soomaaliya iyo Ciraaq oo ka heshiinaya xoojinta ganacsiga iyo dhoofinta xoolaha nool

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee…