SoDMA iyo hay’adaha caalamiga ah oo ka wada hadlay u-diyaargarowga khataraha El Niño

SoDMA iyo hay’adaha caalamiga ah oo ka wada hadlay u-diyaargarowga khataraha El Niño

Muqdisho — Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan la yeeshay Agaasimaha Gurmadka Degdegga ah ee Hay’adda Cuntada iyo Beeraha ee Qaramada…