G
Goobjoog· 5 maalmood ka horMadaxweyne Xasan Sheekh oo magaalada Baydhabo ka dhagax dhigay dhismaha waddo Laami ah
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur ayaa si wadajir ah u dhagax dhigay dhismaha waddo laami ah.
Warka oo dhammaystiran ka akhri Goobjoog ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Goobjoog.