Amiir Hamad Bin Khaliifa oo lagu ammaanay inuu ahaa hoggaamiyaha keliya ee booqday Gaza taniyo markii la go’doomiyay
Madaxa Xamaas ee dibadda, Khaalid Mashal, ayaa sheegay in Amiirkii hore ee Dowladda Qatar, Sheekh Hamad bin Khalifa Al Thani, uu ahaa hoggaamiyihii ugu horreeyay ee Carbeed ee booqda Marinka Gaza tan…
Warka oo dhammaystiran ka akhri Goobjoog ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Goobjoog.