G
Goobjoog
· 7 saac ka hor

Maxay ka qabaan Dastuurka iyo Shuruucda Soomaaliya falka lagu aflagaadeynayo calanka dal shisheeye?

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xirtay shaqsiyaad lagu eedeeyay inay ku kaceen fal lagu aflagaadeynayay calanka Mareykanka, kaddib markii uu muuqaalkaasi si weyn ugu faafay baraha bulshada,…

Warka oo dhammaystiran ka akhri Goobjoog
Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Goobjoog.