KT
Kaab TV
·

Somaliland oo Dadaallo ugu Jirta Maamulka Hawadeeda iyo Joojinta E-Visa-da Soomaaliya

Somaliland ayaa sheegtay inay waddo dadaallo ay ku doonayso inay si buuxda ula wareegto maamulka hawadeeda, iyadoo sidoo kale dadaal ugu jirta sidii meesha looga saari lahaa nidaamka dal-ku-galka…