Sacuudiga oo aaminsan in Imaaraadku door ku lahaa aqoonsiga Israel ee Somaliland
Dowladda Sacuudi Carabiya ayaa aaminsan in Imaaraadka Carabta uu door muhiim ah ku lahaa fududeynta aqoonsigii ay Israel siisay Somaliland, iyadoo saraakiil Sacuudi ah ay sidoo kale u arkaan in…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
Sacuudiga oo aaminsan in Imaaraadku door ku lahaa aqoonsiga Israel ee Somaliland
Dowladda Sacuudi Carabiya ayaa aaminsan in Imaaraadka Carabta uu door muhiim ah ku lahaa fududeynta aqoonsigii ay Israel siisay Somaliland, iyadoo saraakiil Sacuudi ah ay sidoo kale u arkaan in…
Sacuudiga oo tuhunsan in Imaaraadku door ku lahaa aqoonsiga Israel ee Somaliland
Dowladda Sacuudi Carabiya ayaa, sida lagu sheegay warbixin cusub oo ay daabacday Golaha Yurub ee Xiriirka Dibadda (ECFR), aaminsan in Imaaraadka Carabta uu door ku lahaa xiriirka cusub ee dhex maray…