Trump oo Iiraan ugu hanjabay tallaabo militari oo adag, ka dib aaska Khamenei
Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa si adag ugu hanjabay dowladda Iran, kaddib markii intii lagu jiray aaska Hoggaamiyihii Sare ee Iiraan, Ayatollah Cali Khamenei, ay soo baxeen baaqyo lagu dalbanayay dilkiisa.
Warka oo dhammaystiran ka akhri Goobjoog ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Goobjoog.