Xasan Sheekh iyo mas’uul Mareykan ah oo New York kaga wada hadlay xiriirka labada dal

Xasan Sheekh iyo mas’uul Mareykan ah oo New York kaga wada hadlay xiriirka labada dal

NEW YORK — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada New York kulan kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka ee Arrimaha Afrika, Frank Garcia, iyagoo ka wada…