G
Fatahaad Ka Dhacday Godob-Yar oo Barakac Iyo Khatar Caafimaad Abuurtay
GAROOWE (Goobjoog News) — Roobab xooggan oo ka da’ay deegaanka Godob-yar ee gobolka Nugaal ayaa sababay fatahaad gashay guryaha, goysay waddooyinka, qoysasna ku khasabtay inay u barakacaan bannaanka tuulada. Muuqaallo…
Ka akhri Goobjoog ↗