KT
Kaab TV
·

Khilaafka maamulka Hiiraan oo sii xoogeysanaya, wareegtooyin xilka qaadis iyo magacaabis ah oo la soo saaray

Khilaafka siyaasadeed ee ka taagan maamulka Hirshabeelle, gaar ahaan gobolka Hiiraan, ayaa sii xoogeysanaya, kaddib markii ay soo baxeen wareegtooyin lagu diiddan yahay xil ka qaadista Guddoomiyihii…