Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay
Cali Guudlaawe oo xilka ka qaaday guddoomiyihii gobolka Hiiraan
Hoggaamiyaha maamulka Hirshabeelle, Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe), ayaa xilka ka qaaday guddoomiyihii gobolka Hiiraan, Maxamed Xuseen Maxamed (Carab), isagoo xilkaas u magacaabay Muuse…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidayG
Cali Guudlaawe oo xilka ka qaaday guddoomiyihii gobolka Hiiraan
Hoggaamiyaha maamulka Hirshabeelle, Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe), ayaa xilka ka qaaday guddoomiyihii gobolka Hiiraan, Maxamed Xuseen Maxamed (Carab), isagoo xilkaas u magacaabay Muuse…
Ka akhri Goobjoog ↗KT
Hirshabeelle oo xilka ka qaaday guddoomiyihii gobolka Hiiraan, una magacowday mid cusub
Madaxweynaha dowlad-goboleedka Hirshabeelle, Cali Guudlaawe Xuseen, ayaa xilkii ka qaaday guddoomiyihii gobolka Hiiraan, Maxamed Xuseen Maxamed Carab, isaga oo xilkaas u magacaabay Muuse Salaad…
Ka akhri Kaab TV ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.