SM
Shabelle Media Network
· 2 saac ka horDhaqaale

FESTU iyo Xoghayaha Guud ee AfCFTA oo ka wada hadlay doorka shaqaalaha ee isdhexgalka Afrika

FESTU iyo Xoghayaha Guud ee AfCFTA oo ka wada hadlay doorka shaqaalaha ee isdhexgalka Afrika

MUQDISHO, Soomaaliya — Hoggaanka Xiriirka Ururrada Shaqaalaha Soomaaliyeed (FESTU), oo uu hoggaaminayay Xoghayaha Guud Cumar Faaruuq Cusmaan, ayaa shalay Muqdisho kula kulmay Xoghayaha Guud ee…